DHAGEYSI+DEG DEG | Dowladda Puntland oo si Rasmi ah u Iclaamisay Dagaal kadib Xasuuqii Maanta Laascaanood

Xaaladdihii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya magaalada Laascaano ayaa sheegaya in rasaas goos-goos ah hadda laga maqlayo gudaha magaalada, waxaana ay ka dhacaysaa Isbitaal gaar loo leeyahay oo la dhigay dhaawaca sadex haween ah oo ku dhaawacay rasaas ay toos ula dhaceen ciidamada milateriga ee maamulka Somaliland.

Maleeshiyaadka maamulka Hargeysa iyo xubnaha u qaabilsan Laascaanood ayaa doonaya in aan la qaadin dhaawacan oo ay halkooda yaalaan, xili dhakhaatiirtu ay sheegayaan in aysan u heynin xal ee ay tahay in loo qaado Garoowe.

Mid kamid ah dhaawacyada ayaa intii ay Somaliland diidanayd in la qaado dhimatay, sidda ay sheegayaan wararka waxaana naf yar looga saaray goobta oo ay diideen in loo soo qaado Garoowe, dhinaca Hargeysa markii loo qaaday ayana dhimatay, sidda uu sheegay Goobjooge kusugan halkaas.

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment