DHAGEYSO | C/Maxamuud Cumar oo dhulka lala Jaray & Garaadka Beeshiisa oo Safka Mucaaradka ku biiray

Waxaa Xalay Kulan xasaasi ah Magaalada Miniyablis ku qaatay Qaadh kamid ah Indheer garadka & Cuqaasha kasoo jeeda dowlad deegaanka Soomalida Itoobiya kasoo siweyn uga soo horjeedeen Madaxweynaha Dowladd deegaanka soomalida Itoobiya.

Munaasabadaasi ayaa dadkii ka hadlay waxa si weyn umucaaradeen Habka ay maamulka ay uwado Dowladda Maxamuud Cabdi Cumar kaasoo ay ku eedeeyeen Musuq maasuq & Eex.

Qaarkamid ah dadkaasi ayaa sheegay in Xitaa shaqooyinka dadka lagu Siiyo Nin Jecleys & Aadan yabaaleyn.

Garaad Cumar Garaad Dhool garaad Xirsi ayaa siweyn udhaliilay arinkan Isla markaana sheegay in arintn aysan aheyn mid loo dulqaadan oo ay kala hadleen Dowladda federaalka Ithopia.

HALKAN KA DHAGEYSO CODKA

 

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment