DHAGEYSO| Dar daarankii Maamulka Hargeysa ujeediyey M/hii hore ee Puntland & Qar iska Tuurnimada …….

Madaxweynihii Hore ee Somaliya Mudane Cabdulah Yuusuf ayaa XIli hada laga joogo inkabadan 10 sano waxa uu fariin dar daaran ah uJeediyey Maamulka Qar iska Tuurka ah ee Somaliland waxaana uu sheegay in Xiligaasi dhulka Somaliya oo dhan leysku yiraahdo “Bilaadu Soomaal” Sidaa daraadeedna loo baahan yahay iney kawaan toobaan arimahan.

 

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment