DHAGEYSO| Duulaanka gardarada ah ee Maamulka Hargeysa oo war deg deg ah laga soo saaray….

Maamul goboleedka soomaaliyeed ee jubbaland ayaa markii ugu horaysay ka hadlay xiisad cilaadeed oo ka dhextaagan maamulada puntland iyo soomaaliland labada maamul ayaa isku haya gacan ku haynta deegaanka tukaraq ee gobolka sool halkaas oo xiligan ay gacanta ku hayaan ciidamo ka amar qaata maamulka soomaaliland.

Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee maamulka jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa labada dhinac ee soomaaliland iyo puntland ugu baaqay in wada hadal wax kasta ku dhameeyaan si looga fogaado in dhibaato ay soo gaadho dad walaalo ah oo hadana daris sida uu sheegay madaxweyne ku xigeenka jubbaland

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment