DHAGEYSO | Kismaayo oo Jahawareer Kujirta & Xaaladda oo qatar noqotay & MD Axmed madoobe Halis ugu jira ….

Magaalada Kismaayo ayaa maanta waxaa kataagay Xaaladda aad u murugsan isla markaana waxaa xiran dhamaan wadooyinka iyadoo aysan shaqeyneyn wax gaadiid ah.

Wariyeyaasha magaalada Kismaayo ee Puntlandfm.com ayaa soo sheegaya in Xaaladda Xumaatay isla markaana ay sameyn xoogan amniga uuku yeeshay Khilaafka Gudoomiyaha Baarlamanka & Mdaxweyne Axmed Madoobe.

Xalay ayaa waxa ay Puntlandfm.com tabisay in la xidhay Mid kamid ah Xildhibaanada Baarlamanka Jubbaland kaasoo la sheegay in Xasaanadii lagala noqday.

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment