DHAGEYSO| Madaxweynaha Galmudug oo Kursigiisa lagu heysto & Sir Culus oo la Kashifay ….

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Docaale geele Xaaf ayaa diiday warar beryahan leysla dhexmarayey oo ku aadan in Mudo kooban ay u hartay Inta xilka uu heynayo.

Madaxweynaha ayaa  sheegay Puntlandfm.com in ilaa 4sano Xilkaasi uusii heyn doono isla markaana isagu uu aheyn ku xigeen, waxaana geesta kale uu xusay in sinaba warkaasi uusan usaameyneynin shaqadiisa.

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment