DHAGEYSO| Maxaad kala Socotaa Xaaladda Buuhoodle & Xogaha kaa qarsoon ….

Golaha deegaanka ee degmada Buuhoodle ayaa kalfadhigoodii sadexaad oo ay yeesheen maanta waxaa ay uga hadleen waxqabadkoodii lixdii bilood ee hore iyo waxa ay qabanayaan lixda bilood ee soo socota. Golaha deegaanka ayaa ka kooban 27xubnood. 

Waxaana lasheegaya in Goluhu dadaalo xoogan ayku jiraan sidii dadkiisa wax badan uu ugu soo kordhin lahaa.

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment