DHAGEYSO | Xaaladda Caawa Boocame & Halka Ciidanka Somaliland loo Riixay Xogtii ugu dambeysay

Gudoomiyaha degmada Boocame ee gobalka Sool Xasan Xayle Shire oo la hadlayey warbaahinta gudaha Puntland ayaa cadeeyey in aysan waxba ka jirin wararka sheegaya in ciidamada Somaliland ay soo galeen gudaha magaalada uu maamulkeeda hayo.

Mr, Xayle ayaa sheegay in wararkaas warbaahinta baahisay ay ka been sheegeen xaqiiqada ka taagan gudaha degmada Boocame, wuxuuna sheegay in shacabka degmadaas ay taageersan yihiin kana tirsan yihiin dawladda Puntland.

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment