Madaxweyne Gaas oo qaaday Talaabo uu ku dhiiragelinayo ciidanka Puntland misna ……..

Siyaasi Maxamed Xaaji Aadan oo kamid ah siyaasiyiinta Mucaaradka Puntland ahna guddoomiyaha urur siyaasadeed Garsoor, ayaa maanta Garowe kaga dhawaaqay inay ururada mucaaradka Puntland ka qeyb qaadanayaan dagaalka lagu xoraynayo gobolka Sool.

Siyaasigaan oo horey uga mid ahaa mucaaradka ugu weyn madaxweyne Gaas, ayaa badelay mowqifkiisii mucaaradnimada, isagoo sheegay inuu madaxwene Gaas safka hore ku jiro, diyaarna u yahay dagaalka.

Waxaa kale oo siyaasigaan uu sheegay in beesha Dhulbahante ay diyaar u tahay inay safka hore ka galaan xoraynta gobolka Sool, wuxuuna cadeeyay haddii aan si deg deg ag tilaabo loo qaadin in Garowe la qabsanayo.

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment