Sawirro:- Waa Sidee Saaka Xaaladda Doonidii ku soo Caadhiday Dekedda Boosaaso & Bad baadin…

Dadaaladii ugu dambeeyey ee lagu badbaadinayo Hantida saaran Doonida Al Xaafiis ee kucaariday Xeebta Boosaso ayaa dhamaad ku dhaw, waxaana la dhisay wado ay Iskutashi ku dhiseen Shacabka iyo dawladda, taas oo lagu gaarayo halka ay Doonidan taalo, taas oo ah xalka ugu dhaw.

Ilaa hadda 220Mitir oo wado ah ayaa la dhisay, taas oo ah dadaalka ugu dambeeyey ee badbaada loo gartay, wuxuuna u muuqdaa xal guuleystay, maadaama wiishashka dajinta ee culus ay galayaan gudaha badda.

Share This Post

Post Comment