Video-Baarlamanka Puntland oo si deg deg ah usoo galay Xaaladda Tukaraq & Mooshin Madaxweyne Gaas Xilka.

Mudanayaasha baarlamaanka Puntland ayaa horaantii bisha January ee sannadkan guddi gaar ah u saaray xaaladda Tukaraq oo ay qabsadeen ciidamada Somaliland, waxaana xiligaas ay guddigaas ahaayeen kuwa loogu talo-galay la xisaabtam Xukuumada oo dabagal ku sameeya arrimaha socda.

Xildhibaanadii la diray ayaa qeyb ka noqday guddi gaar ah oo loo xilsaaray arrimahan si gaar ahna ula socday dhaqdhaqaaqyada ay waday Xukuumada Puntland.

Share This Post

Post Comment