Video-Daawo Beesha Dhulbahante oo Hubka qaadatay & Duulaan lagu Xureynayo Tukaraq oo kasocda…

Shacabka ku dhaqan magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ayaa si kuluul uga hadlay xiisadaha ka taagan deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, waxaana ay sheegeen in dagaalka lagu xoreynayo gobolka Sool ay ka qayb qaadan doonaan isla markaasna aysan u dulqaadan doonin dhibaatada maamulka Somal
land uu ku hayo shacabka deegaankaasi.

Sidoo kale waxa ay ku hanjabeen in nafo badan ay ku dhiman doonaan deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool masuuliyada waxa halkaas ka dhacana uu qabo hogaamiyaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Halkan Hoose Ka Daawo:
Vid

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment