Video-Daawo Fanaanka Cali dhaanta oo Tv-yada kasoo Muuqday-Sidee loo Sumeeyey Daawo?

Fanaanka caanka ah ee Soomaaliyeed Cali Dhaanto oo muuqaal toos ah ka soo galay bartiisa Facebook ayaa waxa uu jawaab ka bixiyey warar ay warbaahinta qaarkeed qortay oo sheegayey in lagu sumeeyey magaalada Kismaayo.

Fanaanka oo saaka ka soo dhoofay magaalada Kismaayo ayaa markii uu gaarey Muqdisho waxa uu beeniyey wararkaasi isagoona sheegay inuu aad uga xunyahay arrimahaasi aysana waxba kajirin in la sumeeyey.

DAAWO

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment