Video-Daawo Gabadh ladhalatay Xildhibaankii lagu Xidhay Kismaayo oo SIR Culus Kashiftay ….

Sahra Xasan oo ah gabadh ladhalatay Xildhibaankii lagu magacaabayey Axmed Taajir ee dhawaan Maamulka Jubbaland ay Xidheen magaaladda Kismaayo.

Xildhibaanka ayaa lagu eedeeyey inuu yahay mid qalalaase ka abuuraya Gudaha Jubbaland Sidoo kale Sahra oo walaashii ah ayaa si adag u weerartay falkaasi lagu xidhay.

Wariye Cabdi fataax Shirwac ayaa wareystay Sahra iyadoo uga warbixisay Xaaladda walaalkeed.

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment