Video) Daawo Gudoomiyaha Baarlmanka Puntland oo Maanta garowe kusoo laabtay

Gudoomiyaha Baarlamanka Puntland Mudane Axmed Cai Xaashi oo Maanta soo gaaray Garoonka diyaaradaha ee Kanoko ee Magaalada Garowe ee Xarunta Dowladda Puntland waxa si weyn ugu soo dhaweeyey Xubno kamid ah Baarlamanka Puntland.

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment