Video-Daawo Madaxweyne Xasan Sheekh oo si deg deg ah Usoo fara geliyey Xaaladda ….

Ismaaciil Axmed Maxamuud oo shacabka Soomaaliyeed saameyn ku reebay sawiraddii qalin jabintiisa jaamacadda SIMAD isagoo naafo ah ayaa helay taageero isugu jirta shaqo iyo qarashka ku baxaya waxbarashadiisa heerka labaad ee Master-ka.

Madaxweynihii hore ee Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud oo ka mid ahaa aas-aasayaashii machadka SIMAD ayaa u ballan qaaday Ismaaciil inuu ka bixinaayo waxbarashada heerka labaad ee Master-ka, wuxuuna Ismaaciil u mahad celiyay madaxweyne Xasan Sheekh.

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment