Video-Daawo Qaabkii Maanta dabka uga kacay Kaalinta shidaal ee Magaalada Garowe & Sida loogu Geeriyooday

Khasaare isugu jira dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyeed ayaa ka dhashay dab xoogan oo shantii galibtinimo ee maanta ka kacay goob shidaalka lagu iibiyo oo kutaala magaalada Garowe.

Shabakadda Puntlandfm.com ayaa galabta baahisay dabkii Xooganaa ee maanta ka kacay Kaalinta shidaal ee Magaalada garowe ee Xarunta dowladda Puntland.

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment