Video| Daawo Qaabkii Xilka uu kala wareegeen Agaasimihii hore & Kan Cusub ee Wasaar…

Agaasimihii hore ee wasaaradda waxbarashada Puntland, Maxamed Cabdiqaadir Cismaan
ayaa maanta xilkiisiisii ku wareejiyay agaasimaha cusub ee lasoo magacaabay, Maxamed
Cali Faarax, halka isagana uu la wareegay agaasimaha guud ee wasaaradda cadaaalda
Puntland.
Halkaan hoose ka akhriso warbixintii uu kaga hadlayay waxqabadka wasaaradda
waxbarashada mudadii uu xilka hayay.
⦁ Arimaha Shaqaalaha
⦁ Shaqaalaha wasaaraddu tiradooda waa 244
⦁ Waxaa xarunta dhexe ka shaqeeya waa 136
⦁ Gobolada waxaa ka shaqeeya 108 shaqaale.
⦁ Marka laga reebo dhowr qof ,dhamaan shaqaalaha xarunta dhexe oo tiradoodu dhantahay
136 shaqaale waxay qaataan guno howled bile ah taas oo aysan marna waayin intii aan
Xafiiska joogay.
⦁ Agaasimayaasha iyo qaar ka mid ah shaqaalaha waxaa loo kordiyey gunooyinkooda si loo
dardar galiyo Shaqada wanaagsan ay hayaan bulshada

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment