Video-Daawo Sida loogu Aasay Magaalada Laascaanood Garaad Cali Buraale & dadkii ugu badnaa oo ..

Magaalada Laascaanood waxaa maanta aas qaran loogu sameeyey Garaad Cali Buraale oo kamid ah Isimada reer Laascaanood.

Garaad Cali ayaa dhawaan geeriyooday iyadoo garaadka uu kamid ah dadka siweyn uga tacsiyeeyeen dadka Soomaaliyeed.

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment