War Deg Deg ah:- Madaafiicdii Xoogan la isweydaarsanayo & Ciidanka Madaxtooyada PL & Beesha Dhulbahante oo

Waxgaradka & aqoonyahanka beesha Dhulbahante ayaa maanta doorweyn ka cayaaray dagaalkii saaka ilaa iminka ka socda Deegaanka Boocame & guud ahaan Tukaraq, Maleeshiyaadka kasoo duulay ayaa waxa dagaalkaasi isku dayeen iney riixaan kuwo Difaaca Puntlan balse meyan usuura gelin.

Mid kamid ah Saraakiisha Ciidanka Puntlan oo lahadlay Puntland FM isagoo ku sugan Jiida hore ee Tukaraq ayaa sheegay in siweynn ugu kalsoon yihinn dagaalkaasi isla markaana saacadaha soo socda guul weyn ayka soo hoyn doonaan.

Sarkaalkaasi oo diiday in Magaciisa aanu Xgano ayaa Yiri “Anagoo ku kalsoonn Taageeradda ay noo Muujiyeen Shacab weynaha Puntland Waxaan soo afmeeri doonnaa dagaalka isla markaana Cagta aan marin doonaa maleeshiyaadka kusoo duulay dhulkayaga”

Hadaba Waxaa Siweyn usoo kordhaya in Ciidamada Dowladda Puntland ay houmar balaaran aysameeyeen dagalka maanta.

Kala Soco wararkii ugu dambeeyey  PuntlandFm.com

PUNTLAND FM

GAROWE

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment