XASAASI:- Muuse Biixi & Beesha Isaaq oo laba daran mid dooro Hortaala & Daarood oo Midoobay ….

Tan & Markii la Doortay Madaxweynaha Maamulka Lamagacbaxay Somaliland Muuse Biixi ayaa waxa uu Ku bilowday Talaabo Qar iska Tuurnimo taasoo dhaawac Weyn ugeysatay Shacbiyadiisa.

Isagoo aan Joogin mudo laba bil ayaa Ciidamadiisa waxa ay weerar ku soo qaadeen deegaanka Tukaraq iyadoo la ogyahay iney cadaadis Xoogan kala kulmayo qaar kamid ah beelaha dega Gobalada Somaliland.

Tukaraq ayaa qeybo kamid ah iminka waxaa Jooga Ciidanka Muuse Biixi iyadoo si weyn falkaasi Guaracan loo Cambaareeyey.

Geesta Kale Ciidanka Sooma Jeesayaasha Puntland ayaa Cashar Cajiib udhigay Kooxaha kusoo gar darooday iyadoo Warbaahinta PuntlandFm.com ag Xuseyso in Dagaalka Xiliyadii ugu Dambeeyey uu ahaa mid aan uqaraaraa oo Hubka Noocyadiisa kala duwan leysku adeegaaday.

Sidoo kale waxaa jiray kulamo kala duwan oo beelaha dega puntland ay wadeen kuwaas la doonayey in lagu mideeyo misna looga Hortago Kuwo kusoo gardarooday.

Puntland FM 

Garowe-Puntland

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment