XOG HALIS AH: Taliyaha ciidamada Xooga Soomaaliyeed bur burinaya Nabadeyntii Galmudug & Puntland+HALIS CUSUB

Taliyaha CXDS Sarreeye Gaas Cabdiweli Jaamac Warsame Gorod oo uu Madaxweynaha JFS mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo usoo diray inuu ka shaqeeyo nabadaynta magaalda Gaalkayo iyo guud ahaan Gobolka Mudug oo ay colaadi ka jirtay.

Taliye Gorod ayaa waxay DFS u xilsaartay maamulida nabadayta Gobolka Mudug, isagoo maamulaya dhaqaale aad u faro badan oo loogu talagalay ka shaqaynta isku soo dhawaynta iyo nabadaynta shacabka Gobolka Mudug ee ka kala tirsan Waqooyiga Puntland iyo Koonfurta Galmudug.
Gen Gorod oo wadadii Nabadaynta ka leexday una leexaday dhul u raadin beeshiisa!!
Gen Gorod ayaa hirgelinta nabaydaynta wuxuu ku bedelay inuu Beeshiisa, si kastaba ha ku qaadatee, u helo dhulka baaaxadda wayn ee dhaca koonfur galbeed magaalada Gaalkacyo kaasoo ah dhul Puntland.

Share This Post

Post Comment