(Daawo) Reer Sanaag oo Bilaabay dhaq dhaqaaq hor leh oo…..

Waxgaradka kasoo jeedo Gobolka Sool ayaa waxa ay ku baaqeen in la dar dar geliyo dhismaha Wadada ceerigaabo kaasoo kulan ayku yeesheen magaalada Ganacsiga Dowladda Puntland ee Boosaaso.

Kulan ayaa waxa gabagabadii siweyn usoo dhaweeyey xubnihii ka qeyb galay Fulint & dar dar gelinta Mashruucan waxaana Puntland FM ay Tilmaameysa in Kulan kaasi uuku soo gabagaboobay qaabkii loogu tala galay,

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment