DHAGEYSO| Faah Faahinta Madaafiicdii & Dagaalkii qaraaraa ee Tukaraq & Ciidank Puntland oo Gacanta ku Haya ….

Waxaa weli si goos goos ah u socda Dagaalkii Xooganaa ee saaka ka qarxay deegaanka Tukaraq ee udhexeeyey Ciidamada Difaaca Puntland & kuwo kusoo duulay ee Somaliland.

Wararka haatan Shabakadda Wararka ee Puntlandfm.com ayka heleyso deegaanka dagaalka ka socdo ayaa waxa jira rasaas oo mararka qaarki lamaqlayo isla markaana Madaafiic goos goos ah oo mararka qaar lesy weydaarsanayo.

Goob Jooge lagu Magacaabo Jaamac sulub oo lahadlay PTFM ayaa sheegay in dagaalka Xoogaa uu xooga qaboobay Sidoo kalema Ciidamada Puntland ay siweyn ay difaaceen Deegaanka Tukaraq.

Share This Post

RIIX HALKAN SI AAD UHESHO WARARKA TUKARAQ

Post Comment