Video:- Taliyihii Ciidamada Galdogob oo la Toogtay & Sir laga Helay dilkiisa ….

Wararka nagasoo gaaraya degmaada Bursaalax ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay taliyihii ciidanka Booliiska degmada Galdogob ee gobolka Mudug Gaashaanle sare General Cabdikamiid Warsame Cilmi.

Lama garanayo sababta loo dilay taliyaha inkastoo wararku ay sheegayaan in Aano qabiil uu dilkiisu salka ku hayo.

Degmada Bursaalax ee lagu dilay taliyaha waa meesha uu kasoo jeeda madaxweyne Gaas, waxaana wararka nasoo gaaraya ay sheegayaan in madaxweynuhu amar ku bixiyay in si deg deg ah loo soo qabto gaca

Share This Post

Post Comment